Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) In ka badan 250 Qoys Danyar ah kuwaas oo kunool Degmada Xamar Jajab ayaa loo qeybiyay Deeq Raashin ah loogu qeybiyey oo loogu talagalay in ay ku afuraan Bisha Barakeysan ee Ramadaanka
Deeqda Gargaarka ayaa ka timid Maamulka Degmada Xamar-Jajab iyo dad ku nool dalka dibadiisa si loogu taageero Bulshada tabaaleysan ee hadana Sooman
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdylaahi