Mashruuca Quudinta Barakacayasha Soomaaliland Oo laga Dah-furey Hargeysa

0
82

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Dib-udejinta iyo Arrimaha Bani’adanimada ee Somaliland ayaa furtey Mashruuc Deeqo kala duwan loogu qeybinayo dadka Barakacyaasha ah ee ku nool Guud ahaan Xerooyin kala duwan ee Gobolada Somaliland.

Munaasabadda Daah-furka Mashruuca oo Goob joog ka ahaayeen Masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan Wasaaradda, ayaa waxaa Deeqdii ugu horeysay loo qeeybiyay dadka Barakacyaasha ah ee ku nool Maloowle.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here