Bulshada Garoowe Oo lagala tashanayo Qorshaha Horumarinta Puntland

0
14

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) shirkan looga tashanayay Qorshaha Horumarinta Puntland ee Heer Degmo ayaa laga Dah-furey Degmada Garoowe ayaa waxaa kasoo qayb galay Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaarada Qorshaynta Puntland, Qaar kamid ah xildhibaanada Golaha Deegaanka Gudoomiyaasha Xaafadaha iyo Tuulooyinka

Kulanka ayaa waxaa inta uu socdo qeyb ka ah Bulshada Magaalada si loo Aruuriyo baahidooda ku aadan Diyaarinta Qorshaha 4’aad ee ee horumarinta Puntland 2025/2029 iyadoo mudnanata lasiinayo wax soo saarka dhaqaalaha Gudaha.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here