Bulshada Deegaanka Goof dhuubow Degmada Baydhabo Oo biyo dhaamin Loo sameeyey

0
60

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka KG Soomalaiya oo ka jawaabaya codsi uga yimid dadka deegaanka Goof dhuubow oo 20 KM u jirta Baydhabo ayaa biyo dhaamin u sameeyey shacabka ku dhaqan deegaankaasi waxaana y ka mahdceliyeen in biyo la soo gaarsiiyo

Deegaankaan oo ay ku noolyiin dad u badan beeraley ayaa sheegey in ay ku adag tahay helida biyo nadiif ah Maamulka Koonfur Galbeedna ay uga Mahadcelinayaan biyo dhaaminta ay manta u sameeyeen

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here