Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Jaamacada ZamZam Xarunteeda Baydhabo ayaa wada dadaalo ku aadan sidii kor loogu qaadi lahaa Aqoonta iyo Tayada Ardeyda barata Kulliyada Caafimaadka oo kamid ah Kuliyadaha ay bixiso Jaamacada si taa loo helo Qaar kamid ah Ardayda Kulliyadda Culuumta Caafimaadka ee Jaamacadda Zamzam ayaa waxaa u bilowday 𝗟𝗮𝘆𝗹𝗶 𝗖𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱 oo ay ku baraatikeenayaan Isbitaalka Gobolka Baay
Ujeedada barnaamishka Layli Caafimaad ayaa ah in ardaydu ay helaan baraatiko buuxda si kor loogu qaado aqoontooda iyo xirfadooda si marka ay dhamystaan Waxabarashadooda u noqdaan kuwa heysta aqoon iyo Xirfad dhameystiran
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady
Audio Player