Agab Guriyaha Lagu dhisto Oo Lagu Wareejiyey Barakacayaasha ku nool Garoowe

0
88

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dowladda Hoose ee Degmada Garoowe iyo Hay’adda Bisha Cas oo iska kaashanaya ayaa Kaamamka Laan Cali firin iyo Jowle waxay ku wareejiyeen Agabka Guriyaha lagu dhisto yo maacuun wax lagu karsado, maaddaama labadan kaam dab ka kacay ay ku gubteen Sideed guri.

Goobta lagu wareejinayey Agabkan ayaa waxaa Goobjoog ahaa Madax ka socotey Hey’adda Bisha Cas Gudiga Kaamamka Garoowe iyo Qoysaskii lagu wareejinayay Agabkan kala duwan

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here