Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan Muslimiin badan oo ku kala nool daafaha Caalamka ayaa Sooma Saacadaha maalintii si aad u hubiso in aad Wanaag santahay adigoo aan maalin oo dhan waxba Cunin ama cabin waxaa muhiim ah in ay ka digtoonadaan dadka la nool Xanuunka Maacanka Waxyaabaha ay isticimaalaan maadama ay Xanuuna Macaanka
Hadaba dadka macaanka la nool sidee ayey u soomi karaan Bisha Ramadaan si aan Arinkaasi wax badan uga ogaana waxaan wax ka weydiiney Dr Iro oo ka mid ah dhaqaatiirta Magalada Baydhabo
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir