Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Mas’uulyiin ka tirsan Dowlada Koonfur Galbeed ayaa Afurin iyo Dhiirigelin u sameeyay Ciidamada Amaanka ee ku sugan Bar-kantaroolada laga ilaaliyo Amniga Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka baay.
Waxaana ujeedka afurinta aheyd mid lagu taagyeeraayey Ciidamada Amaanka ee hili walb u taagan sugi amaanka ayidoona ay Bulshada Inteeda kala ay ka mudan yihin ay ay garab istaagaan ayna u muujiyaan Dhiiragelin.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir