Jaamacada DAHA Oo Muraajaca siisay Ardeyda Iskuulada Kismaayo.

0
11

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Jaamacadda Daha Faraceeda Magaalada kismaayo ayaa Xarunta Jaamacada ku qabatay Muraajacada sanadlaha ah ee loogu talagalay in ay ka faa’iideystaan ardayda Iskuulaadka Degmada kismaayo.

Muraajacada oo ay ka qeyb-galeen dhamaan ardeyda Dugsiyada sare ee Degmada kismaayo ayaa waxaa loogu golleeyahay in ardeyda ugu fududaado Imtixaanka qaranka ee ku soo aadan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here