Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda Maareynta iyo Masiibooyinka Qaranka ee Sodma ayaa gargaar Deg-deg ah u dirtay qaar ka mid ah Deegaanada Dowlada Goboleedka Hirshabeelle oo ay dadka Deegaankaasi Saameyn ku yeeshey Abaaraha iyo Dagaalada ka jira Deegaanka.
Degaanada Nasiibka u yeeshey in ay Bulshadooda ka faaideysteen Deeqdaan Raashinka ee Hay’adda Sodma uga tala gashey ayaa kala ah Qoordheere iyo Raage Ceele ee Maamulka Hirshabeelle Maadama ay ay ka barakaceen Qoysas danyar ah
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir