Gabdho Bartey Culuumta Caafimaadka Oo dhiiri gelin Loogu sameeyey Degmada Wisil

0
56

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Sodon iyo Shantan Gabdhood ayaa mudo dhowr bilood ah baranaayey Culuumta Caafimaadka gaar ahaan Kalkaalisinimada iyo Gar-Gaarka Deg-Dega ah Waxayna galeen Imtixaankii ugu danbeyay iyadoona ay dhiiri gelin u sameeyeen Maamulka Degmada Wisil ee Gobolka Galgaduud

Tababarkan ayaan waxaa bixinaayey Machadka Sihba Qeytiisa Degmada Wisil islamarkaana ay Goobjoog ahaayeen dhaqaatiirta Isbitaalka Degmada si loo heli dhalinyaro leh Aqoonta Caafimaadka gaar ahaan Gargaarka Degdega ah oo Muhiim u ah Badbaadinta Bulshada

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here