Dhismaha Wadooyinka Xaafadaha Baydhabo Oo Meel Wanaagsan Maraya

0
36

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baydhabo ayaa weli ka socda dhismaha Wadooyinka kala duwan kuwa dhaxmara Xaafadaha ee loo sameynayo Interlock iyo Wadooyin Laami ah waxay taasi ka dhigtey mid fududeysay isku socodka dadka iyo Gaadiidka,

Wasiirka Wasaarada Howlaha Guud ee Dowlada KG ayaa kormeer shaqo ku tagay wadooyin ay wasaarada ka dhisayso Xaafadaha kala duwan ee Magaalada Baydhabo Wadooyinka ay dhismaha ka socdaan ayaa waxaa kamid ah Jidadka Samafoon jidka isku xiraa Suuqa Xoolaha iyo Bayhaaw iyo kan aada ban qiyaamo oo dhismihiisa oo meel gaba gabo ah maraya

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdylaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here