Qoysas danyar ah Oo Deeq Raashiin ah Loogu qeybiyey Baydhabo

0
5

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) 600 Qoys Oo Danyar Ah Ayaa Maanta Waxaa Raashin Looga Qeebiyay Magaalada Baydhabo waxaana Deeqdan Raashinka Ah Bixiyay Hay’hada Amuod Foundition Oo Ka Howlgasha Deegaanada KG Iyo Kuwa Kale Ee Soomaalida.

Deeqdan Oo Isugu Jirtay Baris , Bur, Saliid, Timir Iyo Caano Ayaa Waxaa Inta Badan Ka Fa’iideystay Dadka Aad U nugul Sida Dadka Baahiyaha Gaarka Qaba iyo Kuwa Waayeelka ah Ee Kunool Kaamamka Barakacyaasha Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here