Maamulka Degmada Baraawe Oo la wareegey Guriyo loo dhisey Barakacayaasha

0
56

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka Degmada Baraawe ee gobolka shabeelada Hoose ayaa la wareegey Taban guri oo loogu talagaley dadka Barakacayaasha ee ku dhaqan Degmadaasi kuwaasi oo ay dhismihiisa iska kaashadeen Maamulka iyo qurbajoogta ka soojeeda Baraawe

Guriyaashan ayaa la dejin doonaa dadka Barakacayaasha ah si ay deegaan uga noqoto kuwaas oo ka soo barakacay deegaanada Hoosyimaada Degmada Baraawe kadib Abaaro Colaado iyo xaalada kale is biirsadey ay deegaankooda ka soo barakicisey.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here