Dhismaha suuqa lagu iibiyo xoolaha Magaalada Baydhabo Oo Maanta La dhagax dhigay.

0
42

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Raisul Wasaare ku xigeenka Dalka oo ay Wehliyaan Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS Wasiirka Xanaanada Xoolaha KG Wasiiru Dowlaha Xafiiska Raisul Wasaaraha iyo Madax ka socotay Hay’adda Save ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay Dhismaha suuqa lagu iibiyo xoolaha Ee Magaalada Baydhabo,kaas oo loo dhisi doono si Casri ah islamarkaana Xoolaha laga dhoofinayo

Suuqa Xoolaha wuxuu kamid ah yahay ilaha dhaqaale ee KG taasoo Muhiim ka dhigeysa in la dhiso Goobaha lagu heyn lahaa Xoolaha inta aan la dhoofin ama la iibsan Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dowladda KG Sandheere Maxamed Iftiin ayaa ka hadlay Muhiimada Dhismaha Suuqa u leeyahay KG

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here