Ciidanka Booliska Soomaaliya Oo mamnuucay qodida kaabooyinka Gobalka banaadir.

0
27

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa mamnuucay qodida kaabooyinka Degmada C.casiis ee G/banaadir taasi oo Gaadiidka ka qodi jirey Carada lau dhiso guryaha

Taliska Ciidanka Booliiska ayaa sheegey in sababta ay tahay in dadka degan Waxda Neera ee Degmada C.casiis ee G/banaadir ay ku dhibaato ku qabaan qodida sidookale ay marar hore ay ku dhinteen Godadka laga qodo carada.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here