Madaxweynaha Somaliland Oo Daahfuray Manhajka Waxbarasho Xabsiyada

0
59

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa ka qayb galay Daahfurka Siyaasadda iyo Manhajka Waxbarasho ee Xabsiyada Somaliland, waxaana Manhajka Waxabasho ee Xabsiyada waxa iska kaashaday Wasaaradaha Caddaalada, Waxbarashada iyo Diinta iyo Awqaafta.

Madaxweynaha oo munaasibadda ka jeediyey hadal ayaa hoosta ka xarriiqay in tallaabadani ay daliil cad iyo astaanba ​​u tahay sida ay maamulka uga go’an tahay ilaalinta xuquuqda aadanaha, dib-u-habaynta xabsiyada dalka, iyo fududeynta dhaqan celinta maxaabiista xukuman.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here