Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankan oo gudoominaayey Agaasimaha xiriirka Degmooyinka Maamulka Gobolka Banaadir Mukhtaar Dhaga Cade ayaa waxaa looga hadlaayay dardar galinta waaxyaha Degmooyinka ee Maamulka Gobolka Banaadir.
Waxaa kulanka oo ay ka qayb galeen dhamaan waaxyaha geybta bartamaha ee Maamulka Gobolka Banaadir sidookale Diiradda lagu saarey Howalaha Degmooyinka ka jira, Nadafada Magaalada, iyo sidii loo xoojin lahaa.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday