Dugsiyada Baydhabo Oo la gaarsiiyey Kutubada Qur’aanka Kariimka

0
9

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Mid kamid ah Dugsiyada lagu barto Qur’aanka kariim ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa la gaarsiiyay Shan Boqol oo Kutubka Qur’aanka kariimka ah, oo ay bahsadeen Walaalo Muxsiniin ah.

Macalinka dhiga Dugsi Qur’aanka Ardeydiisa loo qeybiyey Kutubka Qur’aanka kariimka ayaa ka mahadceliyay, isagoo sidookale u duceeyay Walaalaha Muxsiniinta ah ee u soo dhiibey,

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here