Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa dhagax dhigay dib-u-dhiska waddooyinka hal bowlaha u ah isku socodka gaadiidka Caasimadda Dhuusmaarreeb, kuwaasi oo isugu jira Jidka weyn ee mara bartamaha Magaalada iyo 10 waddo oo isku xira xaafadaha kala duwan ee Caasimadda.
Munaasabadda dhagax-dhigga dhismaha waddooyinka waxaa ka qayb galay Wasiiro ka tirsan kukuumadda, maamulka Gobolka Galguduud iyo kan Degmada Dhismaha waddooyinkaan oo lagu hirgalinayo mashruuca Nagaad ayaa ka qayb weyn ka qaadandoona kobaca dhaqaalaha Magaalada.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady