Qoysas Baahiyaha gaarka qaba Oo Deeq Raashin ah loogu qeybiyey Baydhabo

0
45

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Deeqdan Raashiinka ah ayaa waxaa la gaarsiiyay Ururka Naafada Gobalka Baay gaar ahaan kuwa ku nool Magaalada Baydhabo.

Deeqdan ayaa loogu talagalay in qaar kamid ah Naafada Gobolka Baay si ay ku afuraan inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadanka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here