Kulanka Ansixinta Qorshaha Shanta Sano Soomaaliland Oo Hargeysa Lagu qabtey

0
7

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulan hawleedkan looga hadlaayey Ansixinta qorshaha Shanta sano-2025-2030 ee Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Amniga Soomaaliland kaas oo ku saabsan kor u qaadida Tayada Shaqaalaha Wasaarada, la shaqeynta Laamaha Amaanka iyo Ururada Bulshada, sida Haweenka iyo Dhalinyarada

Kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa qaar ka mid ah Madaxda Wasaaradaha Saraakiisha Laamaha kala duwan Ee Amniga oo ay ugu horeeyaan Booliska iyo Asluubta iyadoona halkaasi laisku dhaafsadey Talooyin wax ku ool ah

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here