Dhalinyaro Kaamamka Muqdisho ka bilaabay in ay waxbaraan Carruurta danyarta ah.

0
5

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dhalinyaro Soomaaliyeed oo wax ka barta Jaamacadaha Magaalada Muqdisho ayaa Goobo Waxbarashao ka hirgeliyay Kaamamka ay deganyihiin dadka soo barakacey ee ku yaala Degmada Kaxda iyo Garisbaaley ee Gobolka Banaadir.

Lix goobood oo ay wax ku barayaan Caruurta danyarta ee ku nool Xerooyinkaas ayaa dhalinyarada u bilaabay Shan Boqol Ardey ah Ee aysan Fursad u helin Waxbarashada aas aasiga ah

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here