Bulshada Tuulooyinka Degmada Wanlaweyn Oo Biyo La,aan ka Cabanaya

0
13

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xaalad biyo la’aan ah oo saameysay dadka iyo duunyada ayaa ka taagan Tuullooyinka Hoos Yimaadda degmada wanlaweyn ee gobolka shabellaha hoos..

Deegaanada ay biyo la’aanta laga dareemay waxaa ka mid ah bulo cadey oo lagu soo waramayo in dadka iyo duunyada ay si isku mid ah u saameysay maadama Roobkii deyrta la waayey.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here