Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Aqoon-is-weydaarsi ku saabsan Horumarinta Xallinta Khilaafaadka soo noqnoqdey ee Beelaha iyadoo la is waafi jinayo habka Casriga ah iyo Habkii qadiimiga ahaa ee loo Xallin jirey Khilaafaadka Beelaha.
Tababarkan oo socon doona mudo isbuuc ah ayaa waxaa loo qabtey Odayaasha dhaqanka iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan, iyadoona halkaasi la isku dhaafsan doono waxyaabaha marka hore keena Khilaafaadka Beelaha iyo sida ay tahay in loo xalin karo iyadoo aysan dhibaata keenin.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady