Goobaha Caafimaadka Baydhabo Oo diiwaan gelin Loo sameynayo

0
10

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Daladda Caafinet oo ah Dalad ay ku mideysan yihiin Bahda Caafimaadka Dalka ayaa waxaa Magaalada Baydhabo kulan uga qabatay Dhakhaatiirta ka howlgasha Isbitaalada Magaalada.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-galay Madaxda Xaruumaha Caafimaad ee gaarka loo leeyahay, Ururka dhakhaatiira Koonfur Galbeed iyo Guud ahaan dhakhaatiira kala duwan ee Isbitaalada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here