Degmada Cadakibir Oo ka soo kabanaya Burburkii soo gaarey Kaabayaasha Bulshada.

0
9

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamuka Magaalada Cadakibir ee gobolka Galgaduud ayaa sheegey in Magaalada oo ku jirta oo kabasho dhan walba ah ay hada u baahan tahay Adeegyada Bulshada Sida Caafimaad , Waxbarashada iyo Biyaha oo Magaalada ay dadkeeda tabeen

Gudoomiye kuxigeenka Cadakibir Cabdikariin Maxamed Dhega taag ayaa sheegey in Deegaanka bulshadeeda ay u baahanyihiin Helitaanka Iskuulada Waxbarashaa iyo xarumo Caafimaad oo Bulashada loogu Adeegaayo

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here