Shirka Ansixinta Qorshaha Isbedelka Qaranka Oo Baydhabo laga Daah-furay

0
5

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowlada Koonfur galbeed Mudane Abdulhakim Mohamud Haji Faqi, ayaa maanta magaalada Baydhabo ka daah-furtay ansaxinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka (QIQ: 2025-2029).

Kulankan uu socon doono muddo 4 maalmood ah ayaa ujeedkiisu yahay in laga doodo Ansaxiyo qorshaha isbeddelka qaranka ee horey loo sameeyey Latashigiisa Bishii 9 aad ee 2024.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here