Haweenka Baydhabo Oo Lagala hadlay La shaqeynta Laamaha Amaanka

0
4

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankan oo lagu qabtey Xarunta Dowlada Hoose ee Baydhabo ayaa waxaa Goobjoog ahaa Wasiirka Amniga Dowlada KG,Gudoomiye kuxigeenada Degmada iyagoo kulan la qaatey Hooyooyinka Tabanka Xaafadooda ee Degmada iyo kan Gobolka Baay

Kulankan Ayaa waxaa looga hadlayey Xooginta Amniga Degmada iyo u diyaar garowga Bisha Barakeysan ee Ramadan iyo sidii Hooyooyinka ay u garab istaagi lahaayeen Ciidinka Amaanka Magaalada.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here