Xoola dhaqatada Deegaanka Janaa Cabdala Oo ka Faa’ideystey Talaalka Xoolaha

0
5

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xoola dhaqatada ku nool deegaanka Janaa Cabdalla ee waqooyi Galbeed ee Degmada Kismaayo oo si weyn uga faa’iideystay Mashruuca FSRP qeybtiisa gurmadka deg dega ah iyagoona talaal iyo daweyn loo sameeyay xoolahooda.

Wafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Jubbaland oo ay weheliyeen howl-wadeenada waaxda Xanaanada oo gaaray Deegaanka Janaa Cabdalla ayaa ku dhawaad kun neef isugu jiray lo’ Geel iyo Arri daaweeyn iyo Talaal loo sameeyey kuwaas oo la il-darnaa xanuuno kale duwan oo ku dhaca Xoolaha.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here