Wejigii 1aad Diiwaangelinta Gaadiidka Dawladda Oo Lagu soo gabagabeeyey Hargeysa.

0
7

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Howsha Diiwaan gelinta Gaadiidka oo soctey Mudo Bil ah ayaa waxaa Wasaaradda gaadiidka iyo Horumarinta jidadka ee Somaliland ku diwaan gelisay Gaadiidka Hay’ado Badan oo ay Dowladu ku leedahay Gobolada Somaliland.

Diwaangelinta Wajiga 1aad ee gaadiidka dawladda ayaa waxaa soo gab-gabaysay Wasaaradda gaadiidka iyo Horumarinta jidadka ee Somaliland, oo sidookale ay ka howlgaleen shaqaalo tiro badan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here