Tababar ku saabsan Xalinta Khilaafaadka Oo Lagu soo gaban gabeeyey Baydhabo.

0
34

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ku dhawaad 40 Qof oo isugu jira Odiyaasha Dhaqanka iyo dhalinyaro ayaa la baray Xalinta Khilaafadka iyo ilaalinta Nabada kuwaas oo ka kal yimid xaaafadaha magaalada

Tababarka ayaa waxaa soo qaban qaabisey Hey’adda REDO iyagoo kaashanaya Hey’adaha kale ee Dowlada muhiimadana ay tahay in Bulshada laga taageero sida xal loogu gaaro Khilaafaadka ka dhax dhasha.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here