Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirka 5 aad ee Golaha Maamulka Hormarinta Kaluumeysiga dalka ayaa lagu soo gebagabeeyey Baydhabo kaasi oo socdey mudo labo maalin ah
Shirkaan oo ay kasoo-qeyggaleen Wasiiradda Wasaaraddaha Kaluumeysiga Heer fedral iyo heer maamul Goboleed ayaa diirada lagu saarey Xoojinta Wadashaqaynta Wasaaradaha Kaluumaysiga, Guulaha la gaaray Sanadihii la soo dhaafay, Caqabadaha Jira iyo Qorshiyaasha Hormarinta Kaluumaysiga.
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani