Barnaamij Lagu Maal-galinayo Ganacsatada yar yar Oo Laga Dah-furey Gaalkacyo.

0
41

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadaan oo aheyd mid lagu soo bandhigayey Barnaamijka Kor u Qaadida Fursadaha helida Maalgelinta si loo gaaro Kobaca dhaqaale Ayaa lagu qabtey magalada Gaalkacayo Ayigoona ay soo Agaasimeen Milkiiliyaasha Bankiga Sombank Ee Xaruuma ku leh Magalada.

Waxaana Munaasabada ka soo qeyb galey Gudiga Ganacasatada Magalada Waxgarada Maamulka Degmada Gaalkacaya Iyo qeybaha Kala duwan ee bulshada magalada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here