Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda howlaha guud iyo guriyeynta DKGS oo maanta magaalada Baydhabo ku soo xirey Tabarar ku saabsanaa Khilaafaadka dhulka & Hababka Xalintooda.
Tababrkaan oo socdey mudo ayaa waxaa loo qabtey shaqaalo ka tirsan Wasaarada iyo xafiisyada ka shaqeeya Arimaha dhulalka iyo odayaasha
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani