Shirka 5-aad Golaha Maamulka Hormarinta Kaluumaysiga Oo Ka Furmey Baydhabo

0
6

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ku daah Furey Shirka 5-aad Golaha Maamulka Hormarinta Kaluumaysiga

Munaasabada Furitaanka Shirka Waxaa Madaxweynaha kala qeybgalay ku simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka Wasiirada Kaluumaysiga Labada Heer Dowladeed, Goliyaasha Dowladda Koonfur Galbeed iyo Marti Sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here