Dowladda Hoose Degmada Dhuusamareeb Oo Soo saartay Awaamiir Lagu Xadidayo Dhulalka.

0
39

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Degmada Dhuusamareeb Cabdiraxmaan Cali Maxamed oo ka hhadlaayey Munaasabad ay Goobjoog ahaayeen qeybaha kala duwan Bulshada Magaalada ayaa soo saaray amar rasmi ah oo lagu xadidayo dhulka magaalada si looga hortago murannada la xiriira lahaanshaha dhulka iyo horumar la’aanta qorsheynta Magaalada.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here