Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan lagu qabtey Garoonka Kubada Cagta Ee Dr Ayuub taasoo lagu abaal marinaayey Kooxaha Kaalmaha Koowaad Labaad iyo sedexaad kala galay Horyaalka Heerka labaad ee KG 2024-2025 kaasi oo ay ku tartanayeen ilaa lix kooxood oo ka dhisan Heerka labaad , Waxaa sanadkaan ku guuleystey koxda FC Daaru Salaam oo si toos ah uga mid noqotey Heerka Koowaad ee KG.
Xaflada Abaal marinta ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Dhalinyarada Madaxda Xiriirka Kubada Cagta Ururada Bulshada iyo dhalinyarada Xaafadaha Baydhabo ka kala yimid iyadoona halkaasi ciyaaraha Muhiimadooda looga hadlay
Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War’ady