Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xaruunta Golaha Shacabka ayaa waxaa si rasmi ah uga furmey kalfadhiga lixaad ee Baarlamaanka 11aad ee JFS, kaas oo uu furay Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
Kulanka ayaa waxaa shir gudoominaayey Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo ay wehliyaan Gudoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Dalka Abdi Haashi Abdulaahi iyo Kuxigeenada labada aqal ee Baarlamaanka Dalka.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday