Ganacsatada Suuqa Baydhabo Oo lagu Bogaadiyey Horumarinta Ganacsiga

0
50

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Masuuliyiin ka tirsan maamulka Degmada Baydhabo ayaa kormeer ay ugu kuurgalayaan howlaha Nadaafada ee Suuqa weyn ayaa kormeereey qeybaha kala duwan ee suuqa oo olale nadaafeed ay ka wdaan shaqaalo dowlada hooose ka tirsan

Kormeerka wxaa qeyb ka ahaa Gudoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasada , Gudoomiyaha Haweenka Degmada Baydhabo iyo Agaasimaha guud ee waxda faya dhowrka degmada.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here