Warbixin ku saabsan Xuska Maalinta Luuqada Hooyo Oo Maanta ku beegan

0
45

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maalinta Caalamiga ah ee Luuqadda Hooyo waxaa si rasmi ah u soo saartay Shirweynaha Guud ee Hay’adda Qaramada Midoobay ee Waxbarashada, Sayniska iyo Dhaqanka (UNESCO) bishii Nofeembar 1999. Fikradda ah in la xuso Maalinta Caalamiga ah ee Luuqadda Hooyo waxaa hormuud ka ahaa dalka Bangladesh.

Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa si rasmi ah u soo dhoweeyay go’aankan, iyagoo ansixiyay qaraar rasmi ah sanadkii 2002 16-kii May 2007, Golaha Guud ee Qaramada Midoobay wuxuu ansixiyay qaraarka A/RES/61/266, kaas oo ku dhiirrigelinaya dalalka xubnaha ka ah Qaramada Midoobay "inay horumariyaan ilaalinta iyo badbaadinta dhammaan luuqadaha ay adeegsadaan dadka adduunka

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here