Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Hay’adda Onkod Charity Foundation ayaa tartan Quraan aqris ah ugu qabatay deegaanka arday ka Kala socotay deegaanada Uuna, Qotay iyo Surgaduud.
Munasabadda tartanka waxaa ka qeyb galay Culimada Doolow Odayaasha dhaqanka, Guddiga tartanka iyo Bulshada deegaanka ee ku dhaqan Degmada Doolow ee Gobolka Gedo
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani
Audio Player