Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xaruntan ayaa waxaa Loogu tala galay Xanaaneynta Naafada iyo Caruurta Yaryar ee Agoonta ah iyagoo ka helaya Hoy, Xarun Waxbarasho iyo Caafimaadba kuwaas oo darxumo ku heysata Deegaanada Maamulka SSC Khaatumo maadama waalidiintooda ay Geeriyoodeen ayna heysanin cid daryeesha
Munaasabada Lagu dhagax dhigaayey ayaa waxaa Goobjoog ahaa Madaxwaynaha Maamulka SSC-Khaatumo Aqoonyahano Culumo Maamulka Degmada Laascaanood iyo qeybaha kala duwan Ee Bulshada si uga mid noqdaan dhiiri gelinta dhismaha Xaruntan
Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War’ady