Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maalinta Caalamiga ah ee Caddaaladda Bulshada waxaa sirasmi ah ugu dhawaaqay Golaha Guud ee Qaramada Midoobay 26-kii Nofeembar 2007, iyadoo la doortay 20-ka Febraayo in laguxusosanadwalba. 10-kii Juun 2008, Hay’adda Shaqaalaha Adduunka (ILO) waxay simideysan u ansixisay Baaqa Caddaaladda Bulshada ee loogu talagalay Caalamiyeynta Cadaaladda ku saleysan.
Sanadkii 1995, Shirweynaha Adduunka ee Horumarinta Bulshada ayaa ka dhacay magaalada Copenhagen, Denmark, halkaasoo in ka badan 100 hoggaamiye siyaasadeed ay ku ballan qaadeen la dagaallanka saboolnimada, xaqiijinta shaqo-abuurka buuxa, iyo dhisidda bulshooyin xasilloon oo nabdoon. Waxa kale oo ay iskuraaceen in horumarka bulshada uu diiradda saaro danta iyo wanaagga dadka.
Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War’ady