Tababar ku saabsan Doorka Bulshada Dowlada dhiska Oo Baydhabo laga Daah-furay

0
25

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababarkaan ayaa Waxaa uu ku saabsanaa doorka wariyaasha iyo ururada bulshada ay ku leeyihiin dowlad dhiska

Wasiirada Wasaaradaha Arimaha Gudaha , Cadaalada, Warfaafinta iyo Amniga ayaa furey Tababarka waxaana ay ka qeybgalayaasha kula dardaarmeen in ay isla falanqeeyaan doorka dowlad dhiska ee ay ku leeyihiin Wariyasha iyo Bulshada rayidka

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here