Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Laba Boqol Qoys oo Abaarta saameysey ayaa la siiyey xool nool oo ari ah waxana loogu talagey in dib noloshooda ay ugu hagaajiyaan madaama ay haysatey xaalado dhanka nolosha ah .
Deeqdan ayaa waxa soo gaarsiiyey wasiir ku xigeenka diinta iyo awqaafta xukuumada soomaaliya Saalax shariif siid cali taas oo ugu talagey in lagu caawiyo qoysaska abaartu saameyey gaar ahaan kuwa xoola dhaqatada ah.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi