Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Baydhabo waxaa lagu qabtey Xaflad lagu Abaalmarinaayey Ardey ku guuleysatey Tartanka Quraanb Akhriska oo ay qabatey Al-Manaara ee koorfur Galbeed Somaaliya Sanadkii labaad.
Xafalada ayaa waxaa ka qeybgaley Wasiirka Wasaarada Awqaafta iyo arimaha diinta Koonfur Galbeed Soomaaliya , Culimo , Waalidiin iyo marti sharaf kale
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani