Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ka dib Markii uu Qiimihiisa sare u kacay Gaaska lagu gariyo cuntada ayaa waxaa Bulshada Qaar Isticmaasha ee Magaalada Muqdisho ay walaac xoogan ka muujiyeen dhibka ay ka heysto arintaas.
iyadoo fooda nagu soo haayso Bisha Ramadaan oo Diyaar garow hoogan ay ugalayaan Guud ahaan Bulshada, ayaa waxey Shacabka Muqdisho ay sheegen In aysan Macquul ahayn waqtigan lagu guda jiro in la qaaleeyo gaaska.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday