Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulan looga hadlayay Amniga Caasimadda ayaa lagu qabtay Xafiiska Agaasimaha Xariirka Degmooyinka Gobolka Banaadir
kulanka waxaa shir gudoominaayey Gudoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Banaadir waxaana ka qeybgaley dhamaan laamaha Amniga Gobolka oo ay ku jiraan saraakiisha Amniga
Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani