Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda KG ayaa Magaalada Baydhabo ku qabatay kulan ballaaran oo diiradda lagu saaray Mashruuca Badbaadada iyo Qaab-Dhismeedka Amniga Wada-shaqeynta ee (CSSF).
Waxaa kulanka ka qeyb galay Wasiirka Amniga, Maamulka Gobolka Baay, kan Degmada Baydhabo, Saraakiisha Ciidanka Booliska qaybahooda kala duwan, Garsoorka, Mas’uuliyiinta Wasaaradda Amniga, Ururada Haweenka, Dhalinyarada, iyo Madax ka socotay Hay’adda IOM.
Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani